Wasiir sheegay in Madaxweyne Xaaf oo ku go’doonsan yahay magaalada Dhuuso Mareeb

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu soo waramayaa in uu ku jiro xaalad go’doon u eg, waxaana magaalada Dhuuso Mareeb uu joogo Xaaf ka socda kulamo siyaasadeed uusan raali ka aheyn. Wasiirka maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad Shirwac ayaa sheegay in Madaxweyne Xaaf uu ku jiro xaalad go’doon ah, waxa uuna xusay in … Continue reading Wasiir sheegay in Madaxweyne Xaaf oo ku go’doonsan yahay magaalada Dhuuso Mareeb